Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda waxbarashada dalka u qaabilsan tacliinta aasaasiga Dr. Julius Jwan ayaa sheegay inay si habsami leh u socdaan imtixaannada qaran ee shalay billowday.
Arrintan ayuu sheegay xilli uu saaka ku sugnaa ismaamulka Nakuru.
Dr. Jwan ayaa bogaadiyay wada shaqeynta ka dhexeysa waaxyaha kala duwan ee lagu xaqiijinaya in imtixaanka fasalka siddeedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da iyo imtixaanka fasalka lixaad ee ardayda qaadanaya manhajka CBC ee loo yaqaano KPSEA loo maareeyo sidii loo qorsheeyay.
Dr. Jwan noted the #NationalExaminations2022 which kicked-off yesterday is going on smoothly across the Country.
He praised the Multi-Agency team for the team spirit to deliver credible exams.
The PS noted that some special schools are also exam centers.#KCPE2022#KPSEA2022 pic.twitter.com/cOXF37zTLK
— EduMinKenya (@EduMinKenya) November 29, 2022
Dhanka kale madaxweynaha dalka William Ruto oo ay wehelinayeen wasiirka wasaaradda tacliinta Ezekiel Machogu iyo dhigiisa arrimaha gudaha Kithure Kindiki ayaa saaka tagay dugsiga hoose dhexe ee Joseph Kang’ethe ee deegaanka Kibra oo ka tirsan ismaamulka Nairobi si ay indha-indhayn ugu sameyaan howlaha imtixaanaadka.
EDUCATION CS Ezekiel Machogu today joined President @WilliamsRuto in supervising the start of Day 2 #KCPE2020 Science paper at Joseph Kang'ethe Primary School in Kibra Constituency, Nairobi County. @InteriorKE CS Prof. Kithure Kindiki was in attendance #EducationReforms pic.twitter.com/ZIESuS6D9x
— EduMinKenya (@EduMinKenya) November 29, 2022
H.E @WilliamsRuto witnessing the administration of #KCPE2022 and #KPSEA2022 examination papers to candidates at Joseph Kangethe Primary School, Kibra, Nairobi.👇https://t.co/wbLGhVQ6Ac
— EduMinKenya (@EduMinKenya) November 29, 2022