Xubnaha guddiga u madaxweynaha wadanka William Ruto u xil saaray inay dib u eegis ku sameeyaan manhajka waxbarashada ee CBC iyagoo arrintan ka qayb gelinaya qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa kulan ku yeeshay magaalada Garissa .
Qaar ka mid ah mas’uuliyin iyo dad shacab ah oo halkaas ka hadlay ayaa intooda badan isku raacay in manhajka CBC-da uusan wax faa’iido ah u lahayn ardayda Garissa.
Mas’uuliyiinta iyo dadkii kale ka soo qayb galay kulanka oo la hadlay warbaahinta star ayaa ka warbixiyay wax ay u diidayaan CBC