DHAGEYSO:Guddoomiyaha Mombasa oo daahfuray suuqa xaraashka ee caleenta shaaha

0
237

Barasaabka ismaamulka Mombasa Cabdulswamad Shariif Naasir ayaa daahfuray suuqa xaraashka ee caleenta shaaha, si dhaqaalaha ka soo xarooda loogu taageero dadka ay abaartu saameysay ee wadanka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya