Diyaarad dagaal oo uu Ruushku leeyahay oo burburtay

0
231

Labo qof oo duuliyeyaal ah ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen ka dib markii ay burburtay diyaarad dagaal oo laga leeyahay dalka Ruushka.
Diyaaradda ayaa la sheegay inay ku soo dhacday dhisme ka kooban labo dabaq oo ku yaalla magaalada Irkutsk ee Koonfurta Siberia.