DHAGEYSO:Guddoomiyaha Hiiraan oo bixiyay abaal marin dhan 10,000 oo doolar

0
367

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan ayaa degmada Maxaas goob fagaare ah abaalmarin lacageed oo dhan 10,000 oo doolar ku guddoonsiiyay rag ka mid ah dadka deegaanka oo xubno ka tirsan Al-Shabaab ku dilay deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan.