Wararka Kenya DHAGEYSO:Golaha imaamyada oo bogaadiyay in la jebiyay qaybta gaarka ee DCI By star - October 19, 2022 0 312 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Golaha imaamyada iyo ducaadda dalka ee CIPK ayaa bogaadiyay amarkii uu bixiyay madaxweyne William Ruto ee lagu kala diray qaybtii gaarka ahayd ee waaxda dambi baarista ee SSU. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/10/Bootaan-Mombasa-5.mp3