Wararka Kenya DHAGEYSO:Machad sanadguuradiisi 1-aad ugu dabbaal degay IFO By star - October 18, 2022 0 269 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay xaflad ballaaran oo looga hadlayey waxyaabaha u qabsoomay machad lagu barto culuunta islaamka oo sanad ka hor halkaasi laga hirgeliyay. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan dhameystiraya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/10/Baaruud-Dadaab-2.mp3