Khasaaraha nafeed ee ka dhashay fatahaadaha Nigeria oo sii kordhay

0
260

Waxaa sare u sii kacay khasaaraha nafeed ee ka dhashay daadadka saameeyay dalka Nigeria.
Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen 603 qof.
Dhibaatadan ayaa waxaa ku barakacay in ka badan 1.3 milyan oo qof.
Waxay saameyn soo gaartay 33 ka mid ah 36-da gobol ee Nigeria.