DHAGEYSO:Wakaaladaha kenyaanka geeya khaliijka oo beeniyay muuqaal la faafiyay

0
361

Shirkadaha shaqaalaha kenyaanka ah u qaada waddamada Khaliijka Carbeed ayaa si kulul u beeniyay muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada waxayna dowladda ugu baaqeen inay baaritaan dhameystiran ku sameyso cidii arrintan ka dambeysa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.