DHAGEYSO:Dugsiyada Quraanka ee Mombasa oo loogu baaqay inay la yimaadaan qorsho horumarineed

0
296

Golaha culimada ee magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ayaa waxay ugu baaqeen maamullada madaarista quraanka in ay la yimaadaan qorshe lagu horumarinayo barashada diinta islaamka.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.