DHAGEYSO:Saraakiisha dambi baarista oo raadinaya nin labo qof ku dilay Kajiado

0
287

Ciidamada waaxda dambi baarista ayaa raadinaya eedeysane la sheegay inuu labo qof oo walaalo ahaa ku dilay dowlad deegaanka Kajiado.
Dhacdadan ayaa loo aaneeyay muran dhanka dhulalka ah.
Qaar ka mid ah shacabka Kajiado oo falkaasi cambaareeyay ayaa dowladda ugu baaqay inay gacanta ku soo dhigaan shakhsiga lagu raad joogo.