Suxufiyiinta ka howlgala ismaamulka Mandera ayaa cabasho ka muujiyay in laga hor istaagay ka qaybgalka munaasabad shalay lagu dhaarinayay wakiillada golaha hoose ee dowlad deegaankaasi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim (Cabdiqafaar Happy) ayaa dhameystiraya