Madaxweynayaasha Ruushka iyo Shiinaha oo kulmaya

0
315

Waxaa lagu wadaa inay kulan yeeshaan madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhigiisa Shiinaha Xi Jinping .
Kulanka labada hoggaamiyeyaal ayaa maanta oo khamiis ah ka dhici doono dalka Uzbekistan.
Tani ayaa qayb ka ah taageerada ay raadsanayso xukuumadda Moscow iyadoo duullaanka militari ee ay ku qaadday Ukraine uu u muuqdo mid sii liidanaya.