DHAGEYSO:Koox dumar ah oo ka soo tagay Mombasa si ay uga qayb galaan caleema saarka William Ruto

0
154

Waxaa ismaamulka Mombasa ee gobolka xeebta ka soo tagay koox dumar ah oo doonaya inay ka qayb galaan caleema saarka William Ruto iyagoo rajo wanaagsan ka muujiyay maamulkiisa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya