DHAGEYSO:Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo dhir laga beeraya

0
355

Dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa laga fulinaya dhir beerid aad u baaxad weyn si loo soo celiyo nabad guurka ku dhacay dhulka.
Siyaad Bashuuc Saney ayaa qodobkan oo faahfaahsan ka soo diray magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya