Shacabka Switzerland oo u codeynaya go’aan lagu mamnuucayo niqaabka

0
640

Dadweynaha dalka Switzerland ayaa maanta codkooda ka dhiibanaya soo jeedin ka timid xisbiga midigta fog taasoo ah in la mamnuuco indha-shareerka.
Dadweynaha ayaa ka qayb qaadanaya afti dastuuri ah oo arrinkan ku aaddan.
Ra’yi aruurin dhowr ah oo la sameeyay ayaa tilmaamay in soo jeedinta lagu guulaysan doono ugu dambeyna la soo saaraya sharci indha- shareerka ka mamnuucaya wadankaas.