DHAGEYSO:Xoghayaha COTU oo qiray madaxtinnimada Ruto

0
505

Xoghayaha guud ee dalladda ururrada shaqaalaha ee COTU,Francis Atwoli oo si wayn ugu ololeynayay musharraxnimada Raila Odinga ayaa qiray in William Ruto uu yahay hoggaamiyaha la doortay ee dalka.
Waxaa uu taageerayaasha Azimio ugu baaqay inay aqbalaan isbeddelka hoggaamineed.
Atwoli ayaa carrabka ku adkeeyay in William Ruto uu Alle u qoray inuu xilka madaxtinnimo ku guulaysto taasina la doonayo in lagu qanco.
Waxaa uu ku tilmaamay shakhsi adeegsaday caqli iyo maskax siyaasadeed si uu hoggaanka wadanka ula wareego.