DHAGEYSO:Amason Kingi oo noqday guddoomiyaha aqalka sare

0
533

Barasaabkii hore ee ismaamulka Kilifi Amason Jeffa Kingi ayaa loo doortay xilka guddoomiyaha ee aqalka sare .
Tani ayaa timid ka dib markii uu helay codad gaaraya 46 waxaana laga doonayay inay u codeyaan saddex meelood labo meel tirada senatarrada oo ah 67.
Guusha uu soo hooyay Amason Kingi waxaa ku dhawaaqay karaaniga aqalka senate-ka Mr. Jermiah Nyegenye.