DHAGEYSO:Codbixiyayaal tiro yar oo maanta ka qayb galay doorashada xilka guddoomiyaha Mombasa

0
357

Tirada codbixiyayaasha ilaa iyo hadda u soo baxay inay u codeeyaan kursiga guddoomiyaha ismaamulka Mombasa ayaa aad u yar, sida uu ku soo warramaya wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan