Midowga Afrika oo sheegay in Kenya ay muhiim u tahay xasiloonida gobolka

0
554

Kooxda kormeerka ku sameynaysa geeddisocodka doorashada guud ee dalka ee matalaysa Midowga Afrika ayaa sheegtay in Kenya ay aad muhiim ugu tahay xasiloonida gobolka.
Kooxdan ayaa siyaasiyiinta ugu baaqday inay ilaaliyaan xeerarka doorashooyinka .
Waxaa guddiga kormeeraya doorashada Kenya ee matalaya Midowga Afrika iyo COMESA hor kacaya madaxweynihii hore ee dalka Sierra Leone, Ernest Bai Koroma.