Waxaa maanta si ku meel gaar ah albaabada la isugu dhufan doonaa xarumaha waxbarashada ee dalka ka dib amarkii shalay ka soo baxay wasiirka tacliinta Prof. George Magoha.
Dugsiyada ayaa ka mid ah in ka badan 46,000 oo ah xarumaha codbixinta.
Dugsiyada ayaa dib loo furi doonaa 11-ka bishan Siddeedaad sida ay shaacisay wasaaradda tacliinta ee dalka.