DHAGEYSO:Xoghayaha KNUT ee Garissa oo waalidiinta baaq u diray

0
833

Xoghayaha ururka macallimiinta dalka ee KNUT laanta ismaamulka Garissa Cabdirisaaq Xuseen ayaa waalidiinta ugu baaqay in haddi canugga ay qandho ku arkaan ay xaafadda ku reebaan si looga hor tago faafitaanka cudurka COVID- 19
Cabdisamad Muxumad Cabdi ayaa dhameystiraya.