Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamad Binu Saayid.
Waxyaabihii ay labada dhinac ka wada hadleen iyo heshiisyo dhowr ah oo ay kala saxiixdeen waxaa faahfaahinaya Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxtooyada Soomaaliya oo faahfaahisay kulanka madaxweyne Xasan iyo Imaaraadka