Wararka Kenya DHAGEYSO:Faahfaahin ku saabsan dab xalay ka kacay suuqa IFO By star - June 10, 2022 0 385 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa uu xalay fiidkii dab khasaaro badan gaystay qabsaday suuqa ganacsiga ee xerada qaxootiga ee IFO kaasi oo hanti badan burburiyay Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2022/06/Baaruud-Dadaab-.mp3