DHAGEYSO:Baarlamaanka dalka oo maanta la kala diraya

0
498

Golaha 12-aad ee xeer dejinta wadanka ayaa maanta soo gabagabeynaya kal-fadhiyadiisa rasmiga ah.
Go’aankan ayaa ah mid ku saleysan in doorashada guud ee dalka ay naga xigto 60 cisho oo ay siyaasiyiinta xilal doonka ah codad ku weydiisan karaan dadweynaha.
Xildhibaanada kala ah Cabdulswamad Shariif Naasir oo laga soo doortay deegaanka Mvita ee Mombasa iyo dhigiisa Kieni ee dowlad deegaanka Nyeri Kanini Kega ayaa warbaahinta faahfaahin ka siiyay waxyaabaha baarlamaanka u qabsoomay tan iyo sanadkii 2017-kii.