DHAGEYSO:C/wali gaas oo ka hadlay Banaanbaxa ay mucaaradka Soomaaliya ku baaqeen

0
611

C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland oo ka hadlayay xaalada dalka Soomaaliy gaar ahaan banaanbaxyada ay Mucaaradku ku baaqeen ayaa sheegay in banaanbax Nabadeed oo bulshadu Samayso ay tahay arin dastuuri ah cid diidikartana aysan Jirin.
Wuxuu sidoo kale sheegay C/wali Cali Gaas Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland sidoo kalena mar soo noqday Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya inay dowladu ku khaldanayd hor istaaga Banaanbixii Jimcadii hore Muqdisho lagu qaban lahaa.