DHAGEYSO:Shacabka iyo booliska Lamu oo si dhow u wada shaqeynaya

0
547

Waxaa lagu soo warramayaa in amniga deegaanka Mpeketoni ee ismaamulka Lamu ee gobolka xeebta uu soo hagaagay ka dib markii la xoojiyay wada shaqeynta ka dhexeysa booliska iyo dadweynaha.
Saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya in tani ay suuragelisay in laga hor tago falal dambiyeedyo qorsheysnaa kadib xog ay bulshada u soo gudbiyay laamaha ammaanka.
Ciidamada ayaa intaa ku daray in hadda ay dadweynaha booliska la wadagayaan warbixino kala duwan iyagoo kalsooni muujinaya