Waxaa hoos u dhacay adeegyadii la siin jiray qaxootiga Dadaab dhaqaale yarida ka dhalatay xanuunka COVID-19 awgii waxayna cabasho ka soo yeeraysaa dadka ku nool xeryaha Dadaab oo badankoodu ku tiirsan gargaarka ay bixiyaan hay’adaha samafalka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab nooga soo diray.