DHAGEYSO:In ka badan 400 oo ah qoysaska danyarta ee Islii oo deeq raashiin loo qaybiyay

0
726

Xildhibaanka deegaan baarlamaneedka Kamukunji ee magaalada Nairobi Yuusuf Xasan Cabdi ayaa xariga ka jaray deeq raashiin ah oo loo qaybiyay 420 qoys oo danyar ah.
Mudanaha oo arrintan warbaahinta uga warramay ayaa dhanka kale bulshada ugu baaqay inay caawiso shakhsiyaadka saboolka ah oo qaarkood aan haysan cunno ay ku afuraan ama ku suxuurtaan.