DHAGEYSO:Bulshada oo loogu baaqay inay u gurmadaan dad ku dhibaateysan Dadaab

0
410

Culimaaudiinka magaalada Garissa ayaa bulshada ugu baaqay inay gurmad ku filan u fidiso dad ka soo barakacay Soomaaliya oo dhawaan soo gaaray xeryaha qaxootiga ee Dadaab oo wajahaya xaalado adag oo nololeed.
Bishar Axmad Dhaqane ayaa qodobkan faahfaahinaya