DHAGEYSO:Gabadhii ugu horreysay natiijada KCPE ee waqooyi bari oo dareenkeeda muujisay

0
588

Iyadoo shalay wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha uu ku dhawaaqay natiijada imtixaanka fasalka Siddeedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da ayaa waxaa gobolka waqooyi bari inta la ogyahay ugu horreysay gabadh lagu magacaabo Raabaca Axmad Cabdullahi oo ka soo jeeddo ismaamulka Wajeer taasoo heshay buundo dhan 420.
Ardayadda iyo waalidkeeda ayaa warbaahinta Star la wadaagay dareenkooda ku aaddan natiijada.