Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa maanta xarunta madaxtooyada wadanka looga arrimiyo ee State House ee magaalada Nairobi kaga guddoomay natiijada imtixaanka qaran ee fasalka siddeedaad ee dugsiyada hoose dhexe ee KCPE-da..
Waxaa uu natiijada imtixaanka ka guddoomay wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha iyo mas’uuliyiin ka tirsan guddiga imtixaanaadka qaran.
Mr. Kenyatta ayaa ku ammaanay wasaaradda waxbarashada iyo golaha imtixaanada qaran ee KNEC oo soo saaray natiijo lagu kalsoonaan karo inkastoo jadwalka dugsiyada uu carqaladeeyay cudurka Covid-19.
Imtixaankan ayaa waxaa sameeyay arday dhan 1,225,597 milyan oo arday, ayaa saacadaha soo socdo natiidooda heli doono.
1/3 President Uhuru Kenyatta today at State House, Nairobi, received this year’s Kenya Certificate of Primary Education (KCPE) national examination results from Education Cabinet Secretary Prof George Magoha and officials of the @ExamsCouncil ahead of their release. #KCPE2021 pic.twitter.com/FaggbwzKec
— State House Kenya (@StateHouseKenya) March 28, 2022
3/3 Present at the meeting were Head of Public Service Dr Joseph Kinyua, Interior Cabinet Secretary Dr Fred Matiang’i, Teachers Service Commission CEO Nancy Macharia, KNEC Chairman John Onsati and the council’s Chief Executive Officer David Njeng’ere. pic.twitter.com/jYirTgrHUk
— State House Kenya (@StateHouseKenya) March 28, 2022