DHAGEYSO:Ganacsade xalay lagu dilay xerada Dhagaxleey

0
621

Waxaa xalay abaare saqdii dhexe xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ee deegaanka Dadaab lagu dilay nin ganacsade ahaa oo magaciisu lagu sheegay Xasan Xuseen.
Guddoomiyaha guddiga nabadgalyada ee Dadaab Cismaan Cabdi Ibraahim oo loo yaqaano Cismaan Afmaroor ayaa warbaahinta Star arrintan faahfaahin ka siiyay.