Bulshada muslimiinta ah ee ku nool gobolka Xeebta ee dalka ayaa loogu baaqay inay bisha Siddeedaad ee sanadkan xilalka hoggaanka u doortaan shakhsiyaad si caddaalad ah wax uga beddeli karo noloshooda.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan ka soo diray ismaamulka Kwale.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Muslimiinta Xeebta oo lagu boorriyay inay doortaan hoggaamiyaal wanaagsan