DHAGEYSO:Siyaasiyiinta Wajeer oo loogu baaqay inay diinta garab siiyaan

0
274

Qaar ka mid ah culimada magaalada Wajeer ayaa madaxda siyaasadeed ee ismaamulkaasi ku boorriyay inay taageero dhaqaale siiyaan goobaha lagu barto diinta islaamka iyo masaajidda.
Sidoo kale waxay dadweynaha ugu baaqeen inay aad uga fiirsadaan musharraxiinta ay soo dhisayaan marka la gaaro doorashada guud.
Culimada ayaa dhanka kale shakhsiyaadka xilal doonka ah kula taliyay inay ka waantoobaan adeegsiga heesaha marka ay ololahooda ku guda jiraan.