DHAGEYSO:Soomaalida Mombasa oo ka shiray aayahooda siyaasadeed

0
628

Waxaa magaalada Mombasa lagu qabtay kulan ay bulshada soomaaliyeed ee ku nool gobolka xeebta kaga arrinsanaysay doorashada guud ee bisha Siddeedaad ee sanadkan iyo sare u qaadidda midnimadooda.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.