DHAGEYSO:Abaal marin magaalada Mombasa lagu guddoonsiiyay madax laga soo doortay waqooyi bari

0
339

Magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ee dalka ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu abaal marinayay hoggamiyayaal kasoo jeeda 47-da ismaamul ee Kenya ka kooban tahay, iyadoona in ka badan 10 ka mid ah madaxda siyaasadeed ee laga soo doortay 3-da dowlad deegaan ee gobolka waqooyi bari halkaasi abaal marin lagu guddoonsiiyay.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here