Iyadoo la filayo in bisha siddeedaad ee sanadkan ee dalka ka dhacdo doorashada guud, ayaa waxaa xaaladda amniga ee gobolka Xeebta walaac ka muujiyay ururrada xuquuqul aadanaha oo doonaya in dowladda dhexe wax ka qabto arrintan.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya