DHAGEYSO:Shirkadda Solar Gen oo xafiis ka furatay Wajeer

0
363

Waxaa magaalada Wajeer laga furay xafiiska shirkadda Solar Gen oo bixisa adeegyada tamarta , biyaha iyo waraabka iyadoo la filayo inay beeralayda ka caawiso xagga abuurka iyo ceelasha biyaha.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa faahfaahinaya