DHAGEYSO:Qoysas ku nool Mombasa oo cabasho ka gudbiyay dowladda Sacuudi Carabiya

0
283

Qoysaska 5 qof oo kenyaan ah oo ku dhibaateysan boqortooyada Sacuudi Carabiya oo mid ka mid ah geeriyooday ayaa warbaahinta kula hadlay xafiiska hay’adda xuquuqul aadanaha ee HAKI AFRICA ee ismaamulka Mombasa.
Waxaa ay cabasho ka gudbiyeen dowladda Sacuudiga.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa faahfaahinaya