DHAGEYSO:Shacabka Islii oo ka hadlay sababta aynan weli u qaadan tallaalka COVID-19

0
440

Qaar ka mid ah dadweynaha ku nool xaafadda Islii ee deegaanka Kamukunji oo aan weli qaadan dawooyinka tallaalka corona ayaa sheegaya inay uga cabsi qabaan badqabkooda in kastoo saraakiisha caafimaadka ay taasi beeninayaan .
Yuusuf Gaas ayaa warbixintan ku eegaya