DHAGEYSO:William Ruto oo soo afmeeray socdaalkiisi gobolka xeebta

0
267

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto iyo xulafadiisa siyaasadeed ayaa la filaya inay maanta tagaan ismaamulka Vihiga ee galbeedka wadanka ka dib markii ay shalay soo gabagabeeyeen ololahoodii gobolka xeebta.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa dhameystiraya.