Hooyo lagu magacaabo Abshira Nuur oo ay gabadh uga xanuunsan tahay magaalada Garissa sidoo kalena inoo sheegtay in loo soo diray isbitaal ku yaalla Nairobi balse aynan awoodin qarashaadka caafimaadka ee gabadheeda ayaa muslimiinta ka codsatay inay caawiyaan.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa dhameystiraya.
Si hooyadan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa nambarka taleefoonka ee ah 0742824518.