DHAGEYSO:Mudanaha waqooyiga Mandera oo shacabka ugu baaqay inay qaataan kaarka codeynta

0
455

Xildhibaanka laga soo doortay waqooyiga dowlad deegaanka Mandera Bashiir Cabdullahi oo la kulmay qaar ka mid ah bulshada magaalada Mandera ee xarunta ismaamulkaasi ayaa ku boorriyay inay qaataan kaarka codaynta oo ay ka faa’iidaystaan fursaddan si ay uga qayb uga noqdaan doorashada guud ee bisha siddeedaad ee sanadka, iyo sidoo kale in la muujiyo awoodda bulshada soomaaliyeed ee Kenya