DHAGEYSO:Bulshada xerada qaxootiga Dadaab oo u mahadceliyay xildhibaanka deegaankaasi

0
560

Shacabka iyo mas’uuliyiinta xeryaha qaxootiga ayaa uga mahadceliyay xildhibaanka laga soo doortay deegaan baarlamaneedka Dadaab ee ismaamulka Garissa Dr. Maxamad Daahiye Ducaale dadaalkii uu ku bixiyay in muwaadiniinta laga saaray hannaanka qaxootiga ee UNHCR inay helaan aqoonsiga qaran

Audio Player