DHAGEYSO:Shacabka Garissa oo loogu baaqay inay nabadda ku dadaalaan

0
314

Xildhibaanadda laga soo doortay deegaanka Ijara Safiya Cabdi Nuur iyo senatarka ismaamulka Garissa Cabdiqaadir Maxamad Yuusuf ayaa dadweynaha ku boorriyay inay ku dadaalaan ka shaqeynta nabadgalyada.
Bishaar Axmad Dhaqane ayaa faahfaahinaya.