DHAGEYSO:Dadka ka shaqeysta biraha agabka laga sameeyo oo ka hadlay go’aankii dhawaan ee madaxweynaha

0
573

Ka dib markii uu dhawaan madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ku dhawaaqay amar lagu joojinayo ka ganacsiga biraha laga soo saaro agabka kala duwan ayaa waxaa dareenkooda arrintaasi ku aaddan muujiyay qaar ka mid ah dadka noloshooda ku maareynayay ganacsigaasi ee ismaamulka Mombasa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo dhameystiran noo soo diray.