Qaar ka mid ah shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya ayaa dareenkooda ka dhiibtay Banaanbaxa ay Xubnaha Midowga Musharaxiintu ku dhawaaqeen in Maalinka Jimcaha uu ka dhaco Magaalada Muqdisho.
Shacabkaan ayaa qaarkood soo dhaweeyeen halka kuwo kalena ay sheegeen inaysan dan ugu jirin shacabka Caasimadda ku nool oo danyar ay ka mid yihiin ayna wixii dhibaato ah oo ka dhaca mas’uuliyadeeda qaadayaan dadkii soo abaabulay.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo ka hadlay banaanbax ay musharaxiintu ku dhawaaqeen