DHAGEYSO:Raila oo dhaliilay xeeladda siyaasadeed ee William Ruto

0
719

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga oo shalay ololihiisa mideynta bulshada ee Azimio La Umoja geeyay ismaamulka Migori ayaa ka hadlay waxyaabaha laga faa’iidaya hirgelinta qorshaha sharci beddelka ee BBI oo ay ka mid tahay in la kordhiyo miisaaniyadda ay ismaamullada ka helaan dowladda dhexe.

Sidoo kale waxaa uu soo hadal qaaday arrimaha waxbarashada,awood siinta dhallinyarada isagoo dhaliilay xeeladda siyaasadeed ee madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto.