Dowladda ismaamulka Garissa ayaa xarigga ka jartay xarun lagu daweeynaya dumarka u ku dhaco xanuunka isku furanka.
Wasiirka caafimaadka ee dowlad deegaanka Garissa Rooble Nunow oo arrintan ka hadlay ayaa haweenka qabo xaaladdan caafimaad ugu baaqay inaysan ka xishoon inay tagaan xaruntaasi si ay daryeel u helaan.